Xuseen Kuulow Maxamed oo caawa lagu dilay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya

Rag bastoolado ku hubeysan ayaa caawa ku dilay Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho nin ka mid ahaa ganacsatada Suuqaas. Marxuum Xuseen Kuulow Maxamed ayaa ka mid ahaa dadka ka ganacsada Xabadu sowdada, Malabka iyo waxyaabaha soo raaca, waxaana marxuumka lagu dilay isgoyska Bakaaraha caawa salaadii maqrib ka dib. Ragga dilay marxuumka ayaa markiiba goobta ka … Continue reading Xuseen Kuulow Maxamed oo caawa lagu dilay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya